Full Catalog of Items
Type
Audience
-
PDF Download
Somali – Alcohol Screening and Brief Intervention for Youth
Baaritaanka loo yaqaano Baaritaanka & Ka Dhex Galka Mudada Gaaban ee Qamriga (SBIRT) wuxuu soo saari karaa halista xilli hore, waa baaritaan ku salaysan waayo aragnimo, waa na mid si degdeg ah lagu samayn karo. Su’aalaha waxaa lagu weydiin karaa baaritaanka sanadlaha, booqashada daawaynta culus, ama waaxda xaaladda degdegta ee isbitaalka. SBIRT waxay sidoo kale qayb ka noqon kartaa baaritaanada sanadlaha ee goobta dugsi.
-
Attendance
Somali – How to Develop Good School Attendance Habits
Ka eeg bogga internet-ka Attendance Works qoraalada yar, fiidiyaha, iyo istraatiijiyada aad dhaqan gelin karto sifo aad u kordhiso xaadiritaankaada dugsiga.
-
Educators
Somali – Guide For Developing High-Quality School Emergency Operations Plans
Abaabul ama dib u sax Qorshaha Halwgalka Xaaladda Degdegta ( EOP-da dugsiga) adigoo isticmaalaayo buug hagahan lagu diyaariyay iskaashiga Waaxda Waxbarashada, Waaxda Dawladda Maraykan ee Nabadgeliyada Dalka, FEMA, Waaxda Cadaaladda iyo Xafiiska Baaritaanka Dawladda Federaalka.
-
Educators
Somali – Tips to Support Social Skill Development
Know! waxay siinaysaa dadka wayn talo bixinno ay uga caawin karaan dhalin yarta da’ walba xagga kobcinta xirfadaha bulshadeed.
-
Anxiety
Somali – Tips for Anxiety
8da Talooyin ee Ka Caawin Karo Dhalin Yarta (iyo Waalidiintooda) Xakamaynta Walwalka
Waalidiinta, Macalimiinta, iyo Xirfadleyaasha ayaa ka caawin karaan dhalin yarta inay gartaan xiliyada ciriiriga nafsadda iyo inay kobciyaan istraatiijiyada wax ka qabashada.
Waalidiinta ayaa kala qayb qaadan karaan dhageysiga firfircoon dhalintooda iyagoo weydiinaayo su’aalaha sharaxaadda u baahan. Dhanka waalidiinta ilmaha yar, blog wuxuu kula talinayaa inay isticmaalaan sharciga 3-3-3 oo walwalka ku yareeyo iyadoo qofka uu si deggan u sheegaayo 3 shey ee bay’adiisa ku jirta, 3 dhawaaq, iyo 3 xubnood ee dhaqdhaqaaqayaan.
Macalimiinta ayaa abaabuli karaan bay’ado fasal oo xasiloon, waxay baran karaan inay gartaan calaamadaha ogeysiinta ilmaha dhibta qabaan, iyo inay la taliyeyaasha la wadaagaan indha indhayntooda hadduu walaaca kordho.
Xirfadleyaasha ayaa macaamiisha u dhaqan gelin karaan qalabka baaritaanka sida GAD-7, SCARED, ama TELL-TALK-VENT. Intaasi waxaa dheer, isticmaal xirfadaha xog wareysiga dhiiro gelinta leh sifo loo dhiso kalsoonida u dhexeyso macaamilka iyo xirfadlaha.
Possibilities for Change blog wuxuu sidoo kale dhalin yarta siyaa talooyin ay ku xakamayn karaan walwalka. Dhalin yarta ayaa dhaqan gelin karaan istraatijiyada digtoonimada sida qoridda fikradaha ama wax ka qabashada tooska marxaladaha walwalka keeno. Raac link sifo aad u hesho talooyin iyo qalab dheeraad ah.
-
Adult Wellness
Venn diagram – Roles of Teachers and Mental Health Practitioners
This graphic uses a venn diagram to visualize the overlapping and separate roles of teachers and mental health practitioners in school settings. Educators and school personnel may find this useful in guiding conversations on how to best support students. Bridging communication barriers can promote professional collaboration and improve the well-being of students.
-
culturally responsive
Cultural Resources – SoC ECHO Toolkit
Ohio Systems of Care Project ECHO has curated a toolkit on Cultural Resources that contains resources to help care providers handle complex cases.
-
community
Welcoming Immigrant Students
This downloadable resource provides educators with strategies to welcome and support students who have recently immigrated to the US or come from immigrant households.
-
Educators
LGBTQ Helplines
This document provides a list of crisis and support resources including hotlines and links, focused on suicide prevention and mental health support for LGBTQ individuals.
-
Educators
AI Education Toolkit Part 4
Part 4 of InnovateOhio’s AI education toolkit covers resources on AI to help teachers better understand it, it’s role in the classroom, and how they can work with it safely and effectively.
-
Educators
AI Education Toolkit Part 3
Part 3 of InnovateOhio’s AI education toolkit discusses how to apply existing resources to create and implement AI policies within Ohio’s schools.
-
Educators
AI Education Toolkit Part 2
Part 2 of InnovateOhio’s AI education toolkit covers a variety of resources for the development on AI policy for creating both general guidelines and education specific policies.
-
Educators
AI Education Toolkit Part 1 Policy Development
Part 1 of InnovateOhio’s AI education toolkit covers creating policy for AI. It focuses on creating principles around AI and implementing them through policy.
-
Educators
AI Education Toolkit
The AI Education toolkit is an online set of resources for K-12 educators, policy makers, administrators, and parents on AI in the classroom. This includes resources on policy development and classroom application.
-
Adult Wellness
How to Keep a Mental Health Journal
How to Keep a Mental Health Journal one-pager offers ideas about how to use journaling as a tool for managing mental health by helping individuals express emotions, track moods, and support self-reflection.
-
Attendance
Script – Problem Solving Template
This sample script provides teachers with language and structure to approach problem solving and outlines the four-step problem solving process.















