Description
SAMHSA waxay diyaarisay labo fiidiyo oo u horumarinaayo 988 Lifeline (Qadka Badbaadinta Nolosha) oo qayb ka ah 988 Partner Toolkit (Uruurinta Qalabka Wada-Hawlgalaha). Fiidiyahan magacyadooda waxay kala yihiin Saamaynta Qadka Badbaadinta Nolosha ee 988 iyo Muhiim Baa Tahay PSA, labadaba na waa la wadaagi karaa sifo loo kordhiyo ogaanshaha Qadka Badbaadinta Nolosha ee 988 Lifeline iyo ahmiyadda ay leedahay la xiriirka dadka kale.
Fiidiyada iyo xog kale oo ku caawin karto waxaa laga heli karaa bogga internet-ka ee SAMHSA qaybta Partner Toolkit oo hoos imaado Social Media Shareables.
Fiidiyada waxaa dheer, dad badan baa ka faa’idaan Warqadda Xaqiiqooyinka 988 sifo ay uga wargeliyaan adeegyada iyo guulaha Qadka Badbaadinta Nolosha 988. Warqadda Xaqiiqooyinka ayaa lagu helaa luuqadaha Ingiriiska iyo Isbaanishka. Hadduu qof su’aal ka qabo xogta ama qaab shaqaynta Qadka Badbaadinta Nolosha 988, Su’aalaha Inta Badan Soo NoqNoqdo ee 988 ayuu heli karaa oo caawin kartaa.
Keligaa matihid. Fiidiyaha PSA ee Muhiim baa tahay: https://www.samhsa.gov/sites/default/files/988-you-matter.mp4
Lambarka ama qaybta farriinta ee 988. Fiidiyaha saamaynta Qadka Badbaadinta Nolosha 988: https://www.samhsa.gov/sites/default/files/988-impact.mp4
Link-ga uruurinta muuqaalada 988:
https://mailchi.mp/health-emailupdates/new-988-lifeline-awareness-videos?e=4f6f4eee90
https://www.samhsa.gov/find-help/988/partner-toolkit/social-media-shareables#988-you-matter-video
Maclumaadka No Wrong Door Marketplace waxaa soo xushaa Ohio School-Based Center of Excellence for Prevention & Early Intervention (Xaruunta Heer Saraynta Dugsiga ku Salaysan ee Ohio ee Ka Hortagga & Wax Ka Qabadka Hore). 513-529-2450
Reviews
There are no reviews yet.