Search
Cart $0
0
0
Subtotal: $0
No products in the cart.

Somali – Free 988 Magnets

SAMHSA waxay diyaarisay raasumaal si fudud lagu heli karo Qalabka wada-hawlgalayaasha 988. Birlabyaalka ku yaalo lambarka la xiriirka xiliga dhibaatada ayaa bilaash u ah dadweynaha oo na laga heli karaa dukaanka online-ka SAMHSA. Sifo aad maclumaad dheeraad uga barato birlabta ama aad kuwaada dalbatid, booqo https://store.samhsa.gov/product/988-suicide-crisis-lifeline-rectangle-magnet.

FREE

Description

SAMHSA ayaa abaabushay Qoraalka Qalabka Wada-hawlgalayaasha 988 sifo logu horumariyo ogaanshaha iyadoo la isticmaalaayo raasumaalka si fudud loo heli karo ee ku liis gareysan boggooda. Birlabta ayaa bilaash u ah dadweynaha iyadoo laga helaayo dukaanka online-ka SAMHSA oo na aad ugu fiican ogeysiinta lambarka badbaadinta nafta ee 988. Sifo wax dheeraad loga barto birlabta iyo raasumaalka kale ee nolosha badbaadin karo, booqo https://store.samhsa.gov/product/988-suicide-crisis-lifeline-rectangle-magnet. Birlabta waxaad dhigtaa meel si fiican uu uga muuqdo sifo ardayda iyo dadka wayn ay u arkaan. Waxaad bedbedeli kartaa halkuu yaalo had iyo jeerbaa.

Link-ga/Raasumaalka: https://www.samhsa.gov/find-help/988/partner-toolkit
https://store.samhsa.gov/product/988-suicide-crisis-lifeline-rectangle-magnet

Maclumaadka No Wrong Door Marketplace waxaa soo xushaa Ohio School-Based Center of Excellence for Prevention & Early Intervention (Xaruunta Heer Saraynta Dugsiga ku Salaysan ee Ohio ee Ka Hortagga & Wax Ka Qabadka Hore). 513-529-2450

Additional Information

Additional information

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Related Products