Search
Cart $0
0
0
Subtotal: $0
No products in the cart.

Somali – Guide For Developing High-Quality School Emergency Operations Plans

Abaabul ama dib u sax Qorshaha Halwgalka Xaaladda Degdegta ( EOP-da dugsiga) adigoo isticmaalaayo buug hagahan lagu diyaariyay iskaashiga Waaxda Waxbarashada, Waaxda Dawladda Maraykan ee Nabadgeliyada Dalka, FEMA, Waaxda Cadaaladda iyo Xafiiska Baaritaanka Dawladda Federaalka.

FREE

Description

Dugsiyaalka ayaa dawladda deegaankooda iyo wada hawl galeyaasha bulshada kala wada shaqeeyaan u qorsheynta xaaladaha degdegta dhici karaan iyagoo abaabulaayo Qorshooyinka Halwgalka Degdegta dugsiga (EOP-ga dugsiga).

Soo deji oo na aqri hagahan intaadan qaadin tallaabooyinka xiga.

“Buug hagahan waxaa loo habeeyey afar qaybood:

1. Mabaadi’da qorsheynta maamulka xaaladaha degdegta dugsiga.

2. Geedi socodka abaabulka, hirgelinta, iyo, si joogto ah EOP-ga dugsiga lola saxo wada hawl galeyaasha bulshada (tusaale, ka falceliyeyaasha ugu horreeya iyo shaqaalaha maamulka xaaladda degdegta) ee heerka dhismaha dugsi.

3. Wada hadal ku saabsan qaabka, shaqada, iyo maadooyinka EOP-da dugsiga.

4. “Fiiro Dhaw,” oo tixgelineyso mawduucyada muhiimka oo taageero u qorsheynta xaaladda degdegta dugsiga, ay ku jirto wax ka qabashada shakhsi dadka tooganaayo, cimilada dugsi, gargaarka degdegta cilmi nafsiyeed, iyo wadaaga maclumaadka.”

Buug hagahan waxaa lagu abaabulay iskaashiga lala yeeshay Waaxda Waxbarashada, Waaxda Dawladda Maraykan ee Nabadgeliyada Dalka, FEMA, Waaxda Cadaaladda iyo Xafiiska Baaritaanka Dawladda Federaalka.

Link-ga Abaabulka EOP dhammaystiran”
https://rems.ed.gov/docs/School_Guide_508C.pdf

Maclumaadka No Wrong Door Marketplace waxaa soo xushaa Ohio School-Based Center of Excellence for Prevention & Early Intervention (Xaruunta Heer Saraynta Dugsiga ku Salaysan ee Ohio ee Ka Hortagga & Wax Ka Qabadka Hore). 513-529-2450

Additional Information

Additional information

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Related Products