Search
Cart $0
0
0
Subtotal: $0
No products in the cart.

Somali – Tips to Support Social Skill Development

Know! waxay siinaysaa dadka wayn talo bixinno ay uga caawin karaan dhalin yarta da’ walba xagga kobcinta xirfadaha bulshadeed.

FREE

Description

Isbeddelada ay keentay COVID-19 ayaa saameeyey dhalin yarteena. Abaabulka iyo joogtaynta xiriirada bulsho ayaa noqotay dhibaato. Isdhexgal la’aanta ka imaado keli ahaanshaha ayaa dhib u geysataa caafimaadka maskaxda da’ yarta. Know! ayaa talo bixinta xigta usoo jeedineysaa habkay dadka wayn uga caawin karaan dhalin yarta da’ walba inay kobciyaan xirfadohooda bulshadeed.
Markii loo eego ilmaha dugsiga gaarin iyo kuwa da’da dugsiga hoose, blog wuxuu kula talinayaa in dadka wayn ay ka caawiyaan ilmahaasi qaadashada tookada. Ilmaha da’da yar waxay ku dhibaatoodaan sugitaanka tookadooda. Qaadashada tookada waxay ka caawisaa inay ilmaha kobciyaan garashada dareenka dadka kale, naxariista, iyo xirfadaha dabacsanaanta. Blog wuxuu xooga saarayaa isagoo adeegsanaayo marxaladaha nolashaada iyo nolosha cunugaada sifo aad u wada fahantaan qofka kale ra’yigiisa. Waalidiinta ayaa tusaale bixin u samayn karaan iyagoo fikradaha ka wadaagaayo xaalad dhacday, waxa sababay dabeecadooda, iyo habkay uga fakireen dareemaha dadka kale markay go’aanka gaarayeen. Ugu dambayn, barnaamijyada telefishanka iyo filimaanta da’da ku habboon ayaa noqon karaan qalab fiican ay ilmaha yar ugu bartaan xeerarka bulsho oo lagu dhawaaqin. Qaado waqti aad kula daawato cunugaada barnaamij iyo aad ugu wada hadashaan dabeecadda aad ku aragteen.
Dhanka dhalin yarta, waxyaabaha dhex maro asxaabta ayaa oga sii muhiimsan. Blog wuxuu ku taliyaa in wada hadalo furan lala yeesho da’ yarta oo ku saabsan sifooyinka qofka ka dhigo qof la jecel yahay iyo siday sifooyinkaasi u dareemaan. Sidoo kale, dhiiro geli xiriirada ilmaha kasii wayn iyo ka hadal sifooyinka ay ku qiimeeyaan asxaabnimada, habka loo doorto asxaabta sifooyinka leh, iyo habka loo muujiyo. Dhacdooyinka bulsho ka dib, ka kormeer qofkaada yar. Ka eeg calaamadaha digniinta ee keli ahaanshaha iyo isu bixinta geeska.
Sifo loo taageero ilmaha dugsiga sare, Know! waxay ku talinaysaa in la qaato waqti sifo loo barto asxaabta iyo waxyaabaha uu jecel yahay qofka yar. Sidoo kale, ku dhiiro geli inay qayb qaataan hawlaha la xiriiro dantooda. Caadi ka dhig waxyaabaha uu qofka uu isugu kalsoonayn inta lagu jiro marxaladdan nololeed maadaamo ay dhalinta badan ku rafaadaan inay nabadgeliyo dareemaan. Hadduu qofka kalsooni la’aan dareemaayo, u isticmaal wada hadalada aad la yeelato inaad ku ixtiraanto oo na ku qiimeyso iyaga iyo dareemohooda. Ku dhiiri geli inay isbeddelin sifo ay dadka uga mid noqdaan iyo u sheeg sidaa ugu faraxsan tahay inay muujinayaan siday yihiin. Link-iga maqaalka Know!
https://preventionactionalliance.dm.networkforgood.com/emails/2800171?recipient_id=SPYH8UMXANm3C66NppN9_w%7C%7CZWR3YXJkZzZAbWlhbWlvaC5lZHU=

Maclumaadka No Wrong Door Marketplace waxaa soo xushaa Ohio School-Based Center of Excellence for Prevention & Early Intervention (Xaruunta Heer Saraynta Dugsiga ku Salaysan ee Ohio ee Ka Hortagga & Wax Ka Qabadka Hore). 513-529-2450

Additional Information

Additional information

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Related Products